Warar kala duwan oo ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Sh/dhexe

Faahfaahino ayaa ka soo axaya duqeymo xalay saqdii dhexe ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda ayaa sheegaya in duqeyntan lala beegsaday meel ku dhaw degaanka Basra ee duleedka degmada Balcad oo ay isku urursanayeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Warar kala … Continue reading Warar kala duwan oo ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Sh/dhexe